Duration 2:1

Dagaalka Culus Saraakishi Somaliland oo Ku Kala Jabtay Amarka Muuse & Kacdoonkka Garxajis DulmI Diid

7 154 watched
0
1.2 K
Published 2 Aug 2023

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#Somaliland adda iyo Muuse Biixi, sida muuqata muddo kororsigiisi waa shaqeynayaa, laakiin durba reer Somaliland waxay ka doodayaan sida loo heli karo hoggaamiye nabaddoon ah oo isku soo celin kara maamulka, ka badbaadin kara dagaal sokeeye, oo xalin kara mushkiladaha uu abuuray nidaamka hadda jira. Su’aasha ah Muuse Biixi mushkiladahaan shan sano oo cusub ma u dhali karaan waxay dad badan uga jawaabayaan maya, laakiin maxay kula tahay adiga?

Category

Show more

Comments - 2