Duration 5:11

Arrin cusub: Geela ugu Caanaha badan Hargeysa oo Tartan loo qabtay

314 watched
0
6
Published 15 Feb 2020

Waayahan dambe waxaa ku soo kordhaya dhulka Soomaalida dad reer miyiga ah ganacsato magaalooyinka ka yimaada iyo qurba joog geela dhaqda. Magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay lagu qabatay tartanka caanaha geela waxaana loo qabtay 128 halaad oo geel ah.

Category

Show more

Comments - 0